Somali News

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo kulan muhiim la qaatay saraakiisha ugu saraysa Taliska Ciidan Booliska

Kulankan Wasiirku la qaatay Taliyaasha Ciidanka Booliska, Taliye qaybeedyada iyo saraakiisha kale ee Ciidanka Booliska ayaa ku saabsanaa dardargelinta shaqada culus ee ciidanka Boolisku...

Somaliland iyo Itoobiya oo Shaaciyay inay Iska Kaashanayaan Qorsheyaasha Horumarinta

Addis Ababa, ()- Wasiirradda Qorshaynta iyo Horumarinta Somalilabd iyo Itoobiya, ayaa ka wada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen qorsheyaasha iyo baahiyaha labada dal. Siday...

Guddoomiyaha UCID o Kormeeray Suuqii Gubtay Ee Magaaladda Wajaale

Khadar Cabdi Muuse Tog-Wajaale (Dawan): Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay booqday Suuqii dhawaan gubtay ee magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley. Waxaana kormeerkaasi...

Dr Gabboose oo Madaxdhaqameedka Gabilay iyo Wasiirka Waxbarashada Codsiyo u Diray

Dr Maxamed Cabdi Gabboose ayaa Farrino u kala diray Madaxdhaqameedka Gabilay iyo Waqooyiga Hargeysa iyo Wasiirka Waxbarasahda iyo Tacliinta Sare. Dr Gabboose oo ka hadlayay...

Madaxweyne ku-Xigeenka Somaliland oo ka Qayb Galay Qalin Jebinta Jaamacadda Tima-Cadde ee Gabiley

Khadar Cabdi Muuse  Gabiley (Dawan): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shalay ka qayb galay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebiyay jaamacadda Tima-Cadde ee magaaladda Gabiley. Ardaydan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img