28.6 C
Hargeisa
Sunday, April 23, 2017
Somali News

Somali News

Wargane News, Delivers the latest Somaliland breaking news and information.

Wargane Also Delivers latest top stories, politics, business, sports, entertainment, and more. and we have over 15,000 daily Unique Visitors.

Somalia: Maxkamadda Ciidamada Somalia Oo Dil Toogasho Ku Fulisay Askari Dilay Qof Shacab Ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa dil toogasho ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska, kaasoo qof shacab ah horay u dilay. Askariga dilka toogasho...

Warbixin Caddeysay In 16000 Oo Qoys Ay Ku Barokaceen Gobolka Sanaag Muddo Shan Bilood...

Warbixin ay soo saartay mid ka mid ah Hay’adaha ka Hawlgala dalka, ayaa caddaysay baaxada abaarta ba’an ee ku hawaarsatay gobollada bariga Somaliland, waxaanay...
video

Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Ku Eedayey Xadhiga Masuulyiintisa Qasriga Madaxtooyada Ey Ka Dambayso

Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ee Hargeysa ayaa waxaa saaka la hor keenay gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Waddani iyo xoghayihii ciyaaraha ee xisbigaasi oo in muddo ah...

Wasiir Cadami Oo U Jawaabay Siyaasiyiinta Madaxweynaha Ku Eedeeya Inaanu Talin Ee Ay Taliyaan...

Wasiirka Waraasadda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilaha loo soo jeediyo Xukuumadda, ee ay kaga duwan tahay Xukuumaddihii ka...

Somaliland: Madaxweynaha Oo Weli Laga Sugayo Khudbad Sannadeedkii Labada Gole

Madaxweyne Siilaanyo, ayaa weli laga sugayaa khudbad sannadeedkii distooriga ahayd ee uu u jeedin lahaa labada gole baarlamaan ee guurtida iyo wakiilada oo ay...

Somaliland: “Sayliciyoow; Saylac Oo Qudha Madaxweyne Ku Xigeen Uma Tihid, Ee Xilkaaga Garro”Xildhibaan Aareeye...

Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay kal-fadhigii Golaha Deegaanka...

Somalia: Kenya oo sheegtey in ay dileen dagaalyahano badan oo al-Shabaab ah

War ka soo baxay taliska ciidanka KDF ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ay dileen 52 ka mid ahaaa ururka al-Shabaab. KDF ayaa sheeganaysa in...

Somaliland: Ma Dhaab Khilaaf Xoogan Ka Dhex Qarxay Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland...

Warar xog ogaal ah oo nasoo gaadhaya ayaa waxa uu sheegayaa in khilaaf xoogan oo muddo huursanaa uu ka dhex qarxay wasiirka shaqada iyo...

War Deg Deg Ah: Hordhaca Natiijada Isku Shandhaynta Xukuumadda Siilaanyo + Wasiirka Ugu Tuhunka...

Warar Lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye dhanka iyo qasrigga madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa Sheegayan In Gacanata Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Dul...

Somaliland: Magacyada Iyo Tirada Caruur Ay Bambo Gacmeed Kula Qaraxday Banka Degmada Wajaale+Khasaaraha Dhimasho...

Wararka naga soo gaadhaya magaalo ganacsiyeedka Wajaale oo ka tirsan gobolka Gabiley soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Wargane ayaa waxay sheegayaan in caruur yar yar...

MOST POPULAR

Latest News