Somali News

Somalia: Dowladda Soomaaliya oo dib dalka u soo celineya Maxaabiis laga sii daayay xabsiyada dalka India

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka golaha Wasiirada horgeeyay warbixin ku saabsan halka ay marayaan soo deynta Maxaabiista ku...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Mabnuucay In La Bixiyo Cid Gaar Ahina Hantido Dhulkii Dawladdu La Hayd.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa walaac ka muujiyay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay...

Cajiib: “Waxaanu Dhulka Ka Xoraynaynaa Xukuumadda Jeegaanta”Wasiiro Puntland Ka Tirsan Iyo Garaad Saleebaan Oo Jiida Dagaalka Yimi.

Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo Garaad Saleebaan ayaa yimi jiida hore ee ciidamadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo kuwa Puntland isku hor fadhiyaan. Waxaana...

Wiilal yar yar oo loo xiray in ay laayeen Nus Malyuun Shinni ah

Booliiska Maraykanka waxa ay xireen labo wiil oo yaryar, kuwaas oo la sheegay in ay u dhaceen beer shinni ah, burburiyeen, kadibna laayeen illaa...

Filim taxane ah oo laga samaynayo buugga Trump laga qorey

Buugga Fire and Fury ee laga qorey madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in laga sameeyo filim taxane ah sida uu qorey wargeyska...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img