Somali News

Somali News

Wargane News, Delivers the latest Somaliland breaking news and information.

Wargane Also Delivers latest top stories, politics, business, sports, entertainment, and more. and we have over 15,000 daily Unique Visitors.

Somaliland:Wasaaradda Warfaafinta Oo Dejisatay Qorshe Shan Sanadoodle ah

Shir laba maalmood socday oo lagu dejinayay qorshe hawleedka wasaaradda warfaafinta ee shanta sannadood ee fooda inagu soo haysa, ayaa maanta lagu soo gabo-gabeeyay...

Somaliland: Daawo Cali Guray oo Reer Qorilugud Xaal Siiyay, Hadalkii Foosha Xuma Ee Jamal...

Mujahid Cali Guray Oo Isaguna Bulshada Reer Qorilugud u cadeeyay In aanu Arinkaa Jamaal Cali Xuseen Kula Socon, Islamarkaana Xaal Ka Bixiyay Hadalkii Meelka...

Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Hadlay Xil kaqaadistii lagu Sameeyay Afhayeenkii Ciidamada AMISOM Oo...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeesay waxa uu ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay Afhayeenkii Ciidamada Midowga Afrka ee...

Somalia: Wararkii u danbeeyey ee dagaalka Diin Digle deegaanka Galgala

Waxaa maalintii saddexaad galay dagaalka lagu soo afjarayo malayshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab oo ku sugnaa buuraha Calmadow ee isku xira Gobolada Bari iyo...

Somaliland: Xaaji Cabdiwaraabe Oo Qiray In Guurtidu Ka Gaabisay Doorkay Ku Lahayd Dejinta Xiisadda...

Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe), oo ah Gudoomiyaha guddiga joogtada ah ee Guurtida ayaa sheegay inay guurti ahaan ka gaabiyeen kaalintii ay ku lahaayeen dejinta...

SOMALILAND:Wargeys Paris Ka Soo Baxa Oo Shaaciyay In Golaha Wasiirada Soomaaliya Ay Ku Jiraan...

Wargeys kasoo baxa Magaalada Paris kana faalooda arrimaha xasaasiga ayaa waxa uu daabacay qormo ku saleysan kulankii Magaalada Jabuuti Dec 21, 2014 ku dhexmaray...

SOMALILAND: Guddida Jidka Ceerigaabo Oo Sharaxay Halka Dhismaha Waddadu marayso iyo Xaddiga Lacagaha Ay...

Guddida wada Dhismaha Jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo bilawday ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada waxay ku...

SOMALILAND: Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Gobolada Dalka Laga Furayo Idaacado Cusub Xili Ay...

Daawo Muuqaal Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Gobolada Dalka Laga Furayo Idaacado Cusub iyadoo ay cadilan tahay idaacadii weyn ee kulmiye ku faani jiray,waxaana...

SOMALILAND: Daawo Prof Ahmed Ismaciil Samatar Oo Ardayda Jaamacada Eelo America Ee Borama kala...

Prof Ahmed Ismaciil Samatar ayaa maanka kulan kula qaatay Ardayda wax ka barata Jaamacada Eelo Hotel Haldoor ee Magaalada Boorama, waxa uuna u iftiimiya...

SOMALIA: Siyaasiyiin Muqdisho uga dhawaaqay Madasha Midnimada & Dimuquradiyada

Isbaheysigan cusub ayaa waxaa kamid ah Xildhibaano, siyaasiyiin iyo xisbiyo horey uga jiray magaalada Muqdisho. Kulanka isbaheysigan looga dhawaaqay ayaa laga akhriyey Bayaanka ay soo...

MOST POPULAR

Latest News