Somali News

Somaliland: “Soomaaliya Danteenna kama Talin Karto Dadkeenuna Waxay Doorteen…”

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dawladda taagta-daran ee Soomaaliya aanay wax awood ah u lahayn diidmadda ay kala hor yimaadeen heshiiskii...

Somaliland: Heshiis laga Gaadhay Colaaddii Ceel Afweyn iyo Go’aamo laga Soo Saaray

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed, iyo guddida golaha guurtida ee arrimaha nabadaynta u jooga degmada Ceel-afwayn ayaa shalay go’aamo...

Somaliland: Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha oo Joojiyay Wada-shaqayntii Candle Light

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacaaysha Qaranka Somaliland Mudane Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinnif) ayaa si ku meel gaadh ah u joojiyay wada shaqayntii ay la...

Somaliland: Xildhibaan Cumar Sanweyne oo ku Baaqay In Loo Midoobo Faro-gelinta Soomaaliya

Guddoomiyaha guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo Maaliyada golaha Wakiilada Somaliland Cumar Axmed Saleebaan Cumar Sanwayne ayaa ku baaqay in loo mideebo farogelinta qaawan iyo carqaladaynta...

Somaliland: “Berberi Waa Somaliland ee Muqdisho Maaha Taladeedana Annaga Ayaa Leh” Guddoomiyaha Guurtida

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo maalmihii u dambeeyay ka soo yeedhayay madaxda dawladda Soomaaliya ee ciidamada Afrika...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img