Somali News

Somaliland: “Sheekh Isaxaaqa Maan Diidine Xaaqda ayaan Diiday”. Muniir A Cigaal

Waxa qoray Muniir Axmed Cigaal : “Sheekh Isaxaaqa Maan Diidine Xaaqda ayaan Diiday”. Somaliland Marbaynu Xorriyadeeni Caadifad Xamar Ugu Tuurne Malaga Yaaba Inaynu Dekediini Caadifad God...

Somaliland: Ma Dhabaa Inu Madaxweyne Muuse Biixi Xil Qarsoon U Magacaabay Danjire Cawil

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa danjire Xussen Cali Ducaale ( Cawil ) u magacaabey la taliyaha madaxweynaha ee wada hadlada Somaliland iyo Somaliya...

Somaliland: Dawladda Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta waraaq askhato ah oo ka dhan ah dhexdhexaadnimo la’aanta laanta afsoomaaliga ee BBC-da u gudbisay madaxda sare ee idaacadaasi,...

Somaliland: Guddiga Xallinta Sicir-bararka Somaliland Oo Go’aamo Soo Saaray, Una Digay Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Kuwa Sarrifka Lacagaha

Guddiga Xallinta Sicir-bararka iyo Kor-u-qaadista Qiimaha Lacagta Somaliland, ayaa go’aanno soo saaray, isla markaana u digay Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland ka hawlgala, kuwaas oo ay...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah La Qaatay Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, Eng. Feysal Cali Waraabe iyo Cabiraxmaan-cirro. kulankan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img