Somali News

Somaliland: Daawo Mas’uuliyiinta Dekedda Berbera Oo Ka Hadlay Khasaaraha Dab Xalay Ka Kacay Qayb Ka Mid Ah Dekedda Berbera Oo Saacado Gubanaysay

Maamulka Dekedda Berbera, Masuuliyiinta Waaxyaha qaarkood iyo Madaxda gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay ku guulaysteen deminta Dab qabsaday qaybta Koonteennarrada ee Dekedda Berbera, kaas...

Somaliland: Boqorka Sacuudiga Oo Amray In Somaliland La Siiyo 50 Milyan Oo Ah Deeq Hore Loogu Balan Qaaday Dowlada Somaliya

Warar soo baxaya oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in dowaldda Sacuudiga ay ka weecisay dhaqaalo ay horay ugu balaan qaaday dowladda Federaalka...

Somaliland: Baashe Maxamed Faarax Oo Saluug Ka Muujiyey Qaar Ka Mid Ah Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay kala saxeexdeen kooxda Khaatumo iyo dawladda Somaliland inkastoo uu qodobada qaarkood saluug...

Deg Deg: Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Oo La Filayo Inu Mudo Kurdhin Saddeexad Iyo Sababata

waxaa maalin dhow heshiis wada gaadhay somaliland iyo maamulka khaatumo state  ka dib shirar badan oo  mudooyinka ka socon jiray magaalooyinka adis abab iyo...

Dood Ka Dhex Curatay BOOBE Iyo IDAAJAA (Yaa sameeyay Heesta Soomaaliyeey Toosa) ?

Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay Cidda samaysay Midhaha Heesta SOOMAALIYEEY TOOSA, ka dib markii Qoraaga Axmed Faarax Idaajaa uu Barnaamijka Dhaqanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img