Somali News

Deg Deg: Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Wadaba Dhilafka Somali Weyn ” Nuuradiin Diini

Xogahayaha Duulista Xisbiga waddani mr nuuradiin diini oo maanta shir Jar,id ku qabtay Magalada Hargeysa aya wax u kaga hadlay Arrimo badan oo u...

Somaliland: Xildhibaan Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Ku Dhex-maray Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray labo beelood oo walaalo ah oo...

Somaliland: “Mar Haddii Golaha Deegaanku Cod Aqbaliyad Ah Isku Raaceen Xadhigoodu Waa Xad-Ggudub, Mana Taageersani” Xildhibaan Tukaale

Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda iyo khilaafka ka taagan Khaliijka, ee keenay...

Somaliland: Garaadka Guud Ee Beelaha Dhulbahante Oo Ka Horyimi Heshiiskii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo, Kuna Tilmaamay Mid Aan Danta Dadkaasi Ka Dhex Muuqan

“Dadkan Waxa Ay U Samaysteen Khaatumo Inay Dalkooda Iyo Talladooda U Madax-bannaadaan Taasi Hesiiska Kuma Jirto, Reer Sheekh Isaxaaqna Noo Talin Maayo” Garaad Jaamac...

War Deg Deg Ah: Kooxda Al Shabab Oo Ku Sugan Mid Ka Mid Ah Xudoodaha Somaliland

ciidaamada shabaab u soo jihaysaty dhinca magalada ceerigaabo xoogag daacish ama alshabaab ee ku dhuumalaysta buura galgala ee dagaal ka badan ku qaaday ciidamada putland...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img