Somali News

Somaliland: Xildhibaan Baar Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Sicir Bararku Ku Hayo Nolosha Dadka

Marwo Baar Siciid Faaraxa, oo ka mid ah Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadashay sicir bararka dalka ka taagan,...

Somaliland: Diyaarado Ka Soo Kacay Saldhigyada Djibouti Oo Duqaymo Ka Gaystay Deegaanada Gobalka Salal

Muwaadin ay xoolihiisa duqeeyeen iyo badhasaabka Salal oo ka hadlay diyaaradahan Badhasaabka gobalka Selel Axmed Maxamed Xaashi ayaa daboolka ka qaaday in diyaarado ay duqaymo...

Somaliland: Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartanno Kubadda Cagta ah Oo Ka Socday Garoomada Xawaadle Iyo 31-ka May

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa maanta si rasmi ah usoo xidhay tartannadii kubadda cagta...

Somaliland: Daawo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xil Ka Qaadis U Sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Dhacay Magaalada Burco.

Mudaharaad lagaga soo horjeedo xil ka qaadis uu sameeyey badhasaabka gobolka Togdheer ayaa maanta ka dhacay deegaanka Aadan Saleebaan ee gobolka Togdheer.

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali...

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img