Somali News

Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Su’aalo Dood Ah Oo Ku Saabsan Somaliland La Hortagay Wasiirada Dalkaas Iyo Jawaabta Ay Ka Bixiyeen

Xildhibaan Stephen Doughty oo ka tirsan aqbalka golaha wakiilada Ingiriiska, si weyna u taageera qaddiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dood adag la hor-istaagay xukuumadda...

Somaliland: Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye Oo Ka Hadlay Midowgii Somaliland Iyo Soomaaliya, Farriina U Diray Madaxweyne Farmaajo.

Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye Oo Ka Hadlay Midowgii Somaliland Iyo Soomaaliya, Farriina U Diray Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaan Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka tirsan mudanayaasha...

Somaliland: Ma Dhabaa Inu Siyaasi Abiib-timacad Ka Dhex Hilaaci Doono Xisbiga Waddani

Siyaasiga caanka ah ee Abiib Diiriye Nuur (Timacad) oo wasiir ka soo noqday xukuumadihii Cabdiraxmaan-Tuur, Cigaal Rayaale iyo Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu ku...

Somaliland: “Xukuumadi, Dalka Kama Talisee, Kooxahan Taladii Dalka Boobay, Xukunkii Way Ku Takrifalayaan” Xuseen Axmed Caydiid

Siyaasiga caanka ah Xuseen Axmed Caydiid,ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay inay Xukuumaddu Dastuurkii iyo Sharcigii dalka ay jabiso, siday doontana...

Somaliland: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay In Tawstii Abaaruhu Ay Wiiqday Mustawihii Siyaasadeed Ee Somaliland Ku Lahayd Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa si qotodheer uga war-bixiyay dhibaatooyinka Somaliland ka haysta aqoonsi la’aanta, taasi oo hortaagan in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img