Somali News

Somali News

Wargane News, Delivers the latest Somaliland breaking news and information.

Wargane Also Delivers latest top stories, politics, business, sports, entertainment, and more. and we have over 15,000 daily Unique Visitors.

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baydhabo

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo hogaaminaya wafti ballaaran oo ay ka mid ahaayeen Wasiiradda Gaashaandhiga, Gargaarka iyo ka Hortega Masiibooyinka, Wasiirka...

War Deg Deg Ah: Askar Ka Tirsan Ciidamada Puntland Oo Qarax Miino Lagu Dilay

9 askari  oo ka tirsan Ciidamadda milateriga soomaaliyeed ee Puntland ayaa  geeriyooday ka dib markii baabuurkii ay wateen ay la kacday miino lagu aasay...

Somaliland: Go’aammadii Xukuumaddu Ka Soo Saartay Colaadda Sool Oo Aan Weli Fulin Iyo Maamulka...

Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidammada Qaranka Somaliland ee Fadhiisinka ku...
video

Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Kiiska Dilalka Iyo Kufsiga Ah Ee Ka Dhacay Dalkeeda...

Guddida Shuurucda , Arimaha Garsoorka iyo xaquul iinsaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay war bixin ka soo saareen kiisaka dilka iyo kufisiga...
video

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Kabaha La Dul-Maray Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyey kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey...
video

Somaliland: Yaab Rag Wa Weyn Oo Ka Cadhooday Cuntadii Lagu Geyey Xabsiga Oo Jaalka...

Guddoomiyahii garabka dhallinyarada Heer Qaran Ee WADDANI Md. Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) iyo weli ba sida oo kale xoghayahii ciyaaraha ee Xisbigaasi Md.Yoonis Axmed...
video

Somaliland: Wasiirkka Macdanta Oo Dhaqan Xumo Kula Kacay Shirkadaha Laydhka

Wasiirka wasaarada macdanta iyo Tamarta Somaliland Xussen Cabdi Ducaale ayaa waxaa u bilaabey qorshe uu laydhka u baxa caasimada Hargeysa uu kooto ugu xidhaaho...

Somaliland: Cali-gurey Oo Sharraxay Is-xulofaysi Siyaasadeed Oo Hore Ugu Dhexayn Jirey Qaar Kamid ah...

“Is-xulofaysigu mar kasta laba reer uun  buu koobnaa, Habar Awal oo dhan oo go’doon siyaasadeed ku jirta iyo Habarjeclo iyo Garxajis oo xulafo ahna...

Somaliland: Xukuumada Oo Ku Hawllan Qorshe Lagu Hakinayo Dabbaal-degyadii 18-ka May Ee Dalka Gudihiisa...

Xukuumadda Oo Ka Fikiraysa Sidii Kharashaadkii Munaasibadda 18-ka May Ku Bixi Jirey Loogu Samato Bixin Lahaa Dadka Iyo Duunyada Abaaraysan Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan...

Somalia: Qarax Lala Beegsaday Ciidamada Maamulka Puntland ee Ka Dagaalamaya Buuraleyda Galgala

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Galgala ee gobalka Barri ee Puntland aya la sheegaya in qarax lala beegsaday mid kamid ah baabuurta dagaalka ee...

MOST POPULAR

Latest News