Entertainment & Lifestyle

Axkaamta, wajibaadka iyo fadliga bisha Ramadaan oo la soomo. Qaybtii 1aad

Waxaa wanaagsan oo muhiim ah marka hore inaan ogaano soonka fadliga uu leeyahay si bacdamaa aan ugu baratano faa’idadiisa qaaliga ah oo sanadkii mar...

Qissada Maryam Binto Cimraan waxa ay i bartay Hee

Maryam oo ahayd ina Cimraan waxa lagu eedeeyay ceeb aad u fool xun, tuhun aad u qarriban waxaana ay ku sugnayd mawqif aad u...

Muslimiinta Maraykanka Oo Afur Wadareed Isugu Yimid Kuna Hor Tukaday Dhismaha Dheer Ee Madaxwayne Trump!

Muslimiinta ku nool dalka Maraykanka ayaa afur wadareed ku yeeshay dhismaha dheer ee uu ku leeyahay Madaxaweynaha dalka Maraykanku Mr Trump xaafada Manhattan ee...

Haweenay Carbeed Oo Isqurxini Sahayatay Nolosheedii !

Farax Qasab oo ahayd haweenay u dhalatay Dalka Ciraaq oo daganayd Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa u socdaashay Dalka Lubnaan si ay...

Nin U Sucuudi Ah Oo Sabab U Noqday In Ay Dadka Ku Noola Magaalada Madiina Ka Hor Afuraan Xilligii Eedaanka !

Nin u dhashay Dalka Sucuudiga oo da’diisu tahay 30 sano ayaa waxa uu  ku dhaqaaqay tallaabo aad u layaab badan kadib markii uu qaatay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img