Entertainment & Lifestyle

MASJIDKA XARAMKA: Sawir Laga Qaaday SHIMBIR Ku Dul degay Gacanta Nin Ku Qushuucay Ducadii Salaadda Taraawiixda

Sawir laga qaaday Masaajidka barakaysan ee Xaramka, gaar ahaan salaaddii Taraawiixda ayaa waxa aad looga dareemay guud ahaan Dunida kadib markii baraha bulshada aad...

Tagsiile Magac Ku Helay Khatar Uu Naftiisa U Geliyey Bedbaadada Dad Mindiyo Lagu Eryaynayey

Idaacadaha Dalka Britain ayaa waxa ay ninkan ku tilmaameen inuu yahay geesi jecel waddankiisa una damqanaya dadkiisa, maaddaama baa la yidhi uu Ninkaasi uu...

War Deg Deg Ah: Yurub Geenyo Oo Imika U Soo Xadhko Xidhatay Somaliland Balse Ma La Xidhi Doona?

Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo oo imika u soo jeedsatay Dhanka Iyo Gayga Somaliland Iyada Oo Mudaba Joogtay Caasimada Muqdisho...

Aabeheed Ayaa Ipad Usoo Iibiyay, Tolow Maxay Ku Samaysay?

Inan ayaa aabeheed ku tidhi waxaan rabaa inaad ii keento IPAD (Tablet) Markuu usoo iibiyay muddo yar ka dib ayuu ku arkay Ipad kii...

Toonta Oo La Ogaaday Inay La Dagaalanto Cayayaanka Caloosha Ku Dhasha.

Gooryaan calooleedku waa gooryaanka ku dhasha Caloosha qofka waxaana arrintaasi ka dhasha dhibaatooyin caafimaad oo tira badan ,arrinta kale ee halista ayaa waxa ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img