Entertainment & Lifestyle

Boqoradda Sweden Oo Sheegtay In Hoygooda Boqortooyada Ay Ku Jiraan Rooxaan Reer Aakhiraad Ahi!!

Boqorada Sweden Silvia ayaa aaminsan in guriga boqortooyada ay joogaan reer aaqiraad, sida uu sheegaydekumantari laga sameeyay oo telefishinka laga sii daynayo maalinta khamiista. Waxay...

Fanaanada Elissa Oo Taageerayaasheeda U Sheegtay Inuu Ku Dhacay Cudurka Kansarku Oo Ay Ka Caafimaaday !

Cudurka halista ah ee ‘Cancer-ka’ ayaa qofka uu ku dhaco waxa uu inta badan aan helin wax xal ah oo lagu daaweeyo. Fanaanada Caanka ah...

Qoys U Dhashay Dalka Hindiya Oo Cunsuriyad Ku Eedeeyay Shirkada Diyaaradaha Ee British Airways !

Shaqaalaha ka hawlgala shirkadda diyaaradaha Airways ayaa waxay socdaal ka joojisay isla markaana u diiday inay diyaaradaasi raacaan qoys u dhashay Dalka Hindiya. Haddaba, sababta...

Cajiib: Laba Wiil Oo Mattaano Ah Oo Ku Guuleystay Inay Guursadaan Laba Gabdhood Oo Mattaano Ah Oo Ay Jeclaadeen !

Laba wiil oo mattaano ah una dhashay dalka Maraykanka ayaa ugu waxay ku guuleysteen inay guursadaan Laba gabdhood oo mattaano ah oo ay jeclaadeen. Sida...

Layaabka Dunida: Wadne Laga Xaday Boqorad Faransiis Ah Oo Hadda La Helay!

Booliiska Faransiiska ayaa sheegay in ay dib u heleen sanduuq yar oo dahab ah oo la sheegay in lagu kaydiyay xubinta jirka ee wadnaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img