Entertainment & Lifestyle

Deg Deg: Fanaanada Yurub Geenyo Oo Sheegtay Wakhtiga Ay Iman Doonto Somaliland

Fananada caanka ah ee hore uga tirsanayad Kooxda Xidigaha Geeska Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo aya waxay sheegtay wakhtiga ay Iman Doonto Somaliland Gaar...

Xikmadaha Ku duugan in diinteena islaamku xaraantimayso hogaaminta dumarka.

Warshadaha wax soosaarka dunida sida kuwa Electronic ,TV Talaagadaha Computer. iyo wixii la hal maala waxay so raaciyaan Buug ama Waraaq ka hadlaaya sida...

Michel Obama Oo Kashiftay Sirta Labbis-Qaadasho Ee Saygeedii Hore – “Hal Suudh Iyo Beer Kabo Ah Oo Kali Ah Ayuu 8 Sano Ku Labbisnaa”

Inkasta oo uu ka mid ahaa madaxweynayaasha ugu hub qaadka iyo labbiska wanaagsan, dad badanina jeclaayeen qaab-labbiskiisa, haddana waatan Michel Obama oo ah xaaskii...

Waddan Diyaaradaha Wax Basaasa U Adeegsanaya La Socodka Qishka Ardaydu Sameeyaan Marka Ay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ku Jiraan

Waddanka Shiinaha oo ka mid ah dalalka sida weyn ula dagaalama qishka ardaydu marka ay imtixaanaadka dugsiyada iyo jaamacadaha ku jiraan ayaa mar kale...

Waxaan Ka Mid Ahaa Macaamiishii Pizza House!!! Balse Waa Maxay Qiiqo

Dhismaha la weeraray ee Pizza House waxaa aas-aasay dhallinyaro Soomaaliyeed oo xooggooda iyo hantidooda isu geeyey, hal abuur cusub iyo deegaan nasiino oo aan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img