18 May

18 May Somaliland: Jawiga Goboll-ka Saaxil Looga Xusay Munaasibaddii 18-ka May

Xuskii sanad guurada 24 aad ee maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May, ayaa si wayn looga xusay magaalo xeebeeka Berbera iyo dhamaan degaanada gobalka...

18 May Somaliland: Jawiga Goboll-ka Awdal Looga Xusay Munaasibaddii 18-ka May

Shacabka ku dhaqan Magaalada Booraama, ayaa shalay u dabaal degay xuska sannad guurada 24-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbanaanida Somaliland...

18 May Somaliland: Jawiga Gobollaka Sanaag Looga Xusay Munaasibaddii 18-ka May

Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa si weyn looga xusay maalinta qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo ku beegan sannad-guuradii 24-aad ee kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img