Eng Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id kaga hadlay xaaladda dalka ka taaggan iyo xadhigga Xildhibaan Dhakool ayaa sheegay in xildhibaankaasi khalad weyn sameeyay xadhiggiisuna yahay mid sharci ah “Xildhibaan Dhakool haddii aan la xidhin shacbiga dili lahaa,” sidaas ayaa ka mid ah hadalka Eng Faysal Cali Waraabe,

Comments

comments