Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI wuxu si adag uga soo horjeestay xaaladda deg-dega ah ee la geliyey ee deegaanada gobalka Sanaag.

Xisbigu waxa kale oo uu jawaab adag ka bixiyey hadalkii Wasiirka Warfaafinta Somaliland, waxaana uu sheegay in hadalkaasi xurmo darro iyo meel ka dhac ba uu ku ahaa qaranka Somaliland,

Comments

comments