Somaliland: Weriye Cabdumalik Muuse Coldoon Oo Xabsiga La Dhigay

Weriye Cabdumalik Muuse Coldoon Oo Xabsiga La Dhigay
Ciidamada Booliska ee G.Togdheer ayaa Habeenkii Xalay xabsiga u taxaabay Suxufi Cabdimaalig Sh.Muuse Coldoon, Suxufigan oo ay mudaba ku raad joogeen ciidamadu ayaa waxa uu mudooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Burco.

Xadhigiisuna waxa uu imanayaa kadib markii waaran qabasho ah ay u soo jartay maxkamada hargaysa sida ay sheegeen ciidanka Boolisku,Sidoo Kale Waxaa La Qabtay Labadiisi Camera Man Kuwaas Oo Iyagu Kula Sugna Goobta Lagu Qabtay

Comments

comments