Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Magacyadda Xubno Ku Dhawaaqay Garab Cusub

The face of presidential candidate, Muse Bihi Abdi, of the ruling Kulmiye party, features on women’s shawls at a rally in Hargeisa. Bihi is a former soldier who fought for the Somali National Movement against the Mogadishu government of Siyaad Barre. 'He has been a war veteran for the country and its people, therefore he can make the country safe in terms of security,' says Farah, a 45 year old Kulmiye supporter at a rally in Hargeisa. KATE STANWORTH/SAFERWORLD/AL JAZEERA

Xubno hore looga saaray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen garab lagu magacaabay Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE.

Xubnaha maanta ku dhawaaqay garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga Kulmiyeayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), Prof. Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Cismaan Kujare.

Toddobaadka dambe ayaa waxa la filayaa in shirka golaha dhex ee xisbiga KULMIYE uu ka qabsoomo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Muuqaalka Warkan goor-dhaw la soco

Comments

comments