Saw lama odhan jirin “cadaaladdu waa inay gurigaaga ka bilaabanto intaanad cadaalad ka hadal,”

134

Saw lama odhan jirin “cadaaladdu waa inay gurigaaga ka bilaabanto intaanad cadaalad ka hadal,”

Ka bilaw xaga sare Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI, xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga WADDANI, Afhayeenka guud ee xisbiga WADDANI, waa muraayad haaddii xisbiga qarran.

%65 golaha golaha dhexe, haa, gartay, xisbi saami qaybsigiisu heerka sare marayo dheh “Libaaxu takarta saaran waa inuu takarta kale igu bedelo ka kale”

Dhagah, oo haddana Agah, jaw, oo haddana naw! maya waar maahmaahdu waxay ku saxsanayd dee bi’ waaye “ Libaaxu takarta saaran ma arke ta ka kala u muuqata”.

waar saami qaybsi ayuunba ku waalay dee dhagah waxay ku saxsantahay “ waa maroodigu takarta saaran ma arke ta kala u muuqata”

“Haa oo hadda halkeen Libaaxa ku maqlay Niyahaw , cid ayuunban mar walba ka maqla haa waar iska dhaaf gartaye Libaaxasa i waalay”!

Comments

comments