Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu  ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha doorashooyinka

Md Axmed Cabdi Dheere ayaa sheegay in Xisbiga Waddani aanu aheyn Kominshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid

Comments

comments