Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Liverpool Vs Man UTD

349

Labada kooxood ee ugu waaweyn taariikhda kubadda cagta Ingiriiska ee Liverpool iyo Manchester United ayaa caawa ku kulmi doona gegida Reds ee Anfield kulan ka tirsan horyaalka Premier League toddobaadkiisa 17-aad.

Ciyaartan ayaa ah mid kusoo aadeysa xilli labada dhinac ay qaab kala duwan ku jiraan, Reds ayaa booska labaad kaga jirta kala sarreynta PL iyaga oo hoggaanka ku noqon kara haddii ay kulankan guuleystaan halka Red Devils ay booska 6-aad fadhiyaan.

Comments

comments