Deg Deg: Ciidamo Miisan Culus Oo Ka Soo Guustay Maamulka Puntland Oo Ku Soo Biiray Xukuumada Somaliland + Qalbi Furan Oo Lagu Soo Dhaweeyey

Deg Deg: Ciidamo Miisan Culus Oo Ka Soo Guustay Maamulka Puntland Oo Ku Soo Biiray Xukuumada Somaliland + Qalbi Furan Oo Lagu Soo Dhaweeyey

Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu maanta deeganka Caro weyn oo ka tirsan deeganka Buuhuudle ayaa waxaa uu maanta soo dhaweeyey ciidamo ka soo goostey mucaaridka Buuhoodle oo tiradoodu ka badneyd 200 askari isla markaana wata gadiid dagaal,

Comments

comments