Somaliland: Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweynaha DDSI,Mustafe Cagjar

145

Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweynaha DDSI,Mustafe Cagjar
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa beeniyay in Somaliland ay ku sugan yihiin Kooxo ka tirsanaan jiray maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, kuwaas oo Qaraxyo ay Ethiopia ka fuliyaan abaabulaya.

Faratoon, oo u warramay wariyeLuqmaan Maxamed Faarax, ayaa sheegay in hadalkaasi Ujeeddo laga leeyahay.

Madaxweynaha deegaanka Soomaalida ayaa horre u sheegay in Rag ka tirsanaa maamulkii isaga ka horreeyay Qaraxyo ka soo Abaabulayaan Somaliland, Puntland iyo Jubbaland.

Comments

comments