Somaliland: Cabdixakiin Siciid Bustaale Oo Ka Hadlay Dib-u-dhaca Doorashooyinka Iyo Socdaalkii Madaxweynaha Ee Gobollada Bariga

Cabdixakiin Siciid Bustaale oo tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye, sidoo kalena ka mid ahaa xubnihii guddida Olalolaha ee xisbigaas doorashadii madaxtooyada ee sanadkii hore dalka qabsoontay, ayaa markii u horreysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan dib-u-dhaca la tilmaamay inuu ku yimid doorashada wakiillada iyo goleyaasha deegaanka, iyo qaabka ugu haboon ee loo qaabi karo. Siyaasigan oo Waraysi siiyay Somali cable ayaa sidoo kale ka hadlay hadalkii madaxweynaha Kililka 5aad ee ka dhan ahaa Somaliland

Comments

comments