Deg Deg: Xage U Madaxweyne Biixi Ku Sugan Yahay Iyo Hawlo U Qaban Doono

110

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftidiisu Halkay Ku Sugan Yihiin Maanta Maxaase Shaqo U Taal Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Magaalada Burco Kaga Qayb Gelaya Xaflada Qalinjebinta Jaamacada Golis Faraceeda Magaalada Burco,Sidoo Kale Madaxweynaha Somaliland Waxaa La Filaya Inuu Saacadaha Soo Socda Xadhiga Ka Jaro Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,Garoonka Kubada Cagta Oo La Dhigay Rooga Cagaaran Iyo Sidoo Kale Mashaariic Laga Hirgeliyey Gobolka Togdheer

Madaxweynaha Somaliland Sidoo Kale Wuxuu Ku Wajahan Yahay Magaalada Oodweyne Sida Ay Sheegayaan Ilo Xog-Ogaala,Waxaanu Halkaasi Ka Daah Furi Doona Mashaariic Kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey Gobolka Daad,madheedh
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Waxaa Safarkiisa Ku Wehelinaaya Xubno Kamida Golaha Wasiirada Ee Xukuumadiisa Sidoo Kale Waxaan La Ogayn In Safarka Madaxweynuhu Ku Eeg Yahay Gobolka Togdheer Iyo Inuu Usii Gudbi Doono Gobolada Kale

Comments

comments