Somaliland: Wasiir Guribarwaaqo Oo Shaaciyey Sababta Uu Dacwada Uga Gudbiyey Telefishanada SAAB Iyo STAR

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horreysay uu shaaciyey sababta uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tv , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay ka gudbiyeen jabhadda Taliye Caarre\

Comments

comments