Somaliland: Wasaarada Gadiidka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Liisamada Cusub Ee Gadiid-leyda Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqon aya waxa u yidhi “Waxaan Filaya Inay Danteena Tahay Danta Dadka Tahay oo ay cid Waliba Tahay, Maanta Talaabada La Qaaday Waa Talaabadi Inu Furaysay Inanu Nidaamka Aduunayada Ka Jira Ka Mid Noqono’

Cabdillahi Abokor Cismaan Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Hormarinta Somaliland aya waxa u yiidhi “ Munaasibadan afar ujeedo ayunbaynu ka leenahay Ujeedada 1aad waxa weeyi, “Inaanu Daah Furno Liisankii Cusba Ee Somaliland oo lagu soo kordhiyey SecurtY Figers  ama Astaamo Qarsoon iyo waajib u yeelanayo Qofku”

Sida u yeelan jiray marka u qaadanayaba qodki id cardka

Ujeedka 2aad waxa weeyi “Maata waxaynu Caydnanaah In Wasaarada Gaadidka Iyo Jidadka Somaliland ay la soo wareegtay laysamadi oo marki hore Shirkada Gaar ahi Daabaci Jirtay,

Ujeedada 3aad Waxa Weeyi In Aynu Halkan Idinku Soo Bandhigno Buug Ka Gooban 400 Oo Kalmadood Amaba Su,alood Oo Qof kasta oo doonayah inu qaato Liisanka ay waajib tahay inu aqoon u yeesho,

Ujeedada 4aa Waxa Yeeyi “Inaanu Xagan ku soo bandhigno Hablo Iyo Inamo Oo La Soo Tababaray Oo Mudo La Tababarayey, Oo Wixii Ka Danbeeye Maanta Noqon Doona, Dadka Imtixaanka ka qaadi doona Qofkii u baahda inu qaato Liisanka (Driving License)

Gabagabadii Waxa Halkaasi Shahaado lagu Guddonsiiyey Xubno Door-weyn Ku Laha Hawsha Liisanka (Driving License)

 

Comments

comments