Kaftanka Maanta Hadu Cirro Madaxweyne Noqon Laha Iyo Xaalada Dalku Siday Ahan Lahayd

126

Kaftanka Maanta Hadu Cirro Madaxweyne Noqon Laha Iyo Xaalada Dalku Siday Ahan Lahayd

, kaftanka maanta , maanta oo Ciro madaxwayne yahay ,, .

Haddii 13 November tii kal horre doorashaddii dhacday cirro in uu guulaystay laggu dhawaaqi lahaa , maanta Somaliland haday shilin tahay, shilinkaasina yahay mid u yaala durka , dhinaca kale ee daabaca ayuu u ooli lahaa , wax walibana sidan si ka fiican bay ahaan lahaayeen .

Habar awal maraqa iyo rootiga awalba isugu jirey ayuunbay qaxar la aan iska wadan lahaayeen, habarjeclo na madaxwaynihii horre iyo waayihiisii kumay muransanaateene , siddii cigaal ayuun bay dadka kale amaantiisa u dayn lahaayeen, garaxjisna dhirtiisa ayuu hawlyaraan iska hadhsan lahaa, dhulbaante na hargaysa ayuu ka wada hoobalayn lahaa, gadabirsi kursiguu hàabhaaban lahaa, arabna habeenada ayuunbu tirsan lahaa , Somaliland hoyga qosolka iyo qaraaxaday noqon lahayd .

Comments

comments