Somalia: Jabuuti Iyo Eritrea Oo La Dhex-Dhexaadinayo

225

Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Geeska Afrika waxaa ka maqnaa oo aan qeyb aheyn dalka Jabuuti oo ay colaadi ka dhaxeyso Eritrea.

Madaxdii ku shiray Asmara ee Soomaaliya, Ethiopia iyo Eitrea ayaa isla gartay in wasiiradooda arrimaha Dibadda ay u diraan Djibouti si nabad looga dhex dhaliyo labada dal ee deriska ah

 

Comments

comments