Deg Deg: Jabhada Laga Cabsi Qabo Inay Ka Dilaacdo Ceerigaabo Iyo Ciidamo Culus Oo U Goostay Taliyaha Caarre + Xog Culus Oo La Halay

73

Deg Deg: Jabhada Laga Cabsi Qabo Inay Ka Dilaacdo Ceerigaabo Iyo Ciidamo Culus Oo U Goostay Taliyaha Caarre + Xog Culus Oo La Halay

Waxa Saaka Lala Baxsaday Gaadhi Xaajiyad ah oo uu Laha Banka Somaliland Laantiisa Ceerigaabo, Waxaana La Sheegaya in Niman Taabacsan Taliye Caare

Waxa Saaka Lala Baxsaday Gaadhi Xaajiyad ah oo uu Laha Banka Somaliland Laantiisa Ceerigaabo, Waxaana La Sheegaya in Niman Taabacsan Taliye Caare oo Hore Uga Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland La Baxsadeen Lana Galeen Xagaas iyo Buuraha Waqooyi Kaga Beegan Magaalada Ceerigaabo.

Waxa Iyana Shalay Ka Goostay Gobolka Sanaag Abaanduulahi Ciidanka Qaranka ee Aaga Gobolka Sanaag, waxaana La sheegaya in Abaandulahi Wato Gadiid Iyo Ciidan Iyago Ku Biiray Jabhada Taliye Caare Ku Uruurinayo Buuralayda Gobolka Sanaag.

Waxa Iyana aad Loo Hadal Haya Gobolka Sanaag inay Jiraan Ciidamo Iyo Saraakiil Kale Laga Baqdin Qabo inay Ku Biiraan Jabhadaasi.

Comments

comments