Kooxda Arsenal Oo Mudo Laga Joogo 20 Sanadood Lag Aduunka Score Ku Xidhay Oo Laacibinta Reer Barcelona Mid Ka Mid Ah 100 milyan Ku Dalbatay Balse Waa Kuma

Kooxda Arsenal Oo Mudo Laga Joogo 20 Sanadood Lag Aduunka Score Ku Xidhay Oo Laacibinta Reer Barcelona Mid Ka Mid Ah 100 milyan Ku Dalbatay Balse Waa Kuma

 Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in Arsenal ay dalab wayn ka gudbisay mid kamid ah xiddigaha kooxda Barcelona.

Arsenal ayaa 100 milyan oo euro ku dalbatay laacibka garabka weerarka uga ciyaara Barcelona iyo xulka France ee Ousmane Dembele sida uu baahiyay wariye Kike Marin

Haatan waxaa harsan oo kaliya in Ousmane Dembele uu aqbalo dalabka iyo in kale maadaama Arsenal ay miiska saartay qiimihii Barcelona ay ku donaysay laacibkeeda.

Saacado yar ayaa ka harsan suuqa kala iibsiga ingiriiska, Gunners ayaana ku rajo wayn in Ousmane Dembele uu aqbali doono dalabkooda maadaama uu ka caraysan yahay kooxdiisa.

Wali warar dheeri ah kama soo bixin tilaabadaan ay qaaday Arsenal, balse waan idinla socodsiinaynaa wixii ku soo kordha iyo halka xaalku uu ku danbeeyo.

 

Comments

comments