Somaliland: Cuqaasha Iyo Qoorweynta Gobolka Gebilay Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Somaliland Iyo Nuxurka Warqad Qoraala Oo Ay U Gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland

31

Cuqaasha Iyo Qoorweynta Gobolka Gebilay Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Somaliland Iyo Nuxurka Warqad Qoraala Oo Ay U Gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland Madaxweynaha Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Qoor-weynta Kasoo Jeeda Gobolka Gebilay,Shirkan Oo Gondaha Laysla Galay Cuqaasha Iyo Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Wada Hadlay Horumarinta Gobolka Gebilay Iyo In Gobolku Helo Mashaariicda SDV Ee Uu Saamiga U Leeyahay,

Shirkan Oo Ahaa Mid Laysla Soo Qaaday Qodobo Badan Oo Khuseeya Arimaha Gobolka Gebilay,Waxaa Ugu Danbayntii Loo Gudbiyey Madaxweynaha Warqad Qoraala Oo Lagu Xardhay Waxyaabaha Ay Tabayso Gobolka Gebilay,

Hoos Ka AKHRISO,Nuxurka Qodobada Loo Gudbiyey Madaxweynaha Oo Shebekada BurcoOnline.com Heshay

Comments

comments