Deg Deg: Daawo Qaabkii Loo Jidh Diley Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Qaabkay U Qaatan Ciidamada Milatariga Ah Ee Itoobiye + Xalada Magaalada Jig-Jiga + Muuqaal

112

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu soo waramayaa in ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.

Illo ku dhow dhow maamulka ayaa u sheegay VOA in ciidamadan ay saakay isku geedaameen guriga Cabdi Maxamud Cumar. Talaabadan ayaa xiisad hor leh ka abuurtay magaalada Jigjiga.

Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa qadka taleefanka kula xiriiray, Suldaan Cabdulkaahi Bashiir oo ka mid ah salaadiinta Soomaalida Itoobiya oo haatan ku suggan Jigjiga.

Comments

comments