Deg Deg: Djabouti Oo U Imika Ka Qarxay Dagaalki Iyo Madaxweyne Geelle Oo Warbaahinta La Hadlay + Muuqaal

36

Deg Deg: Djabouti Oo U Imika Ka Qarxay Dagaalki Iyo Madaxweyne Geelle Oo Warbaahinta La Hadlay + Muuqaal

Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay sheegayaan in xiisaad ay ka taagan tahay magaalada Jigjiga kaddib markii ciidammada militariga lasoo dhoobay waddooyinka magaalada.

Dad goob jogayaal ayaa inoo sheegay in ciidammada Liyu booliska ay magaalada ka baxeen. Dadka qaar ayaa la sheegaya inay ka qaxayaan magaalada.

 

Comments

comments