Deg Deg: Shirkii Nabadaynta Beelaha Ceel-Afweyn Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay + Beesha Baciido Oo Aan,,,

130

Deg Deg: Shirkii Nabadaynta Beelaha Ceel-Afweyn Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay + Beesha Baciido Oo Aan,,,

Warar Imika Soo Gadahayaha Xafiiska shabakada Wargne aya wax ay sheegayan in u maanta si rasmi ah Shirka Nabadaynta Uga Furmay Ceel-Afweyn

Shirkan aya waxa la sheegaya Inu Manata si Rasmi ah Uga Furmay Ceel-Afweyn uga Furmay Beelaha Walaalaha ah Ee Sacad Yoonis Iyo Biciido Yoonis oo diri Culus ku Dhex-Maratay

Sido kala waxa ay wararku waxa ay sheegayan inay ka soo qayb galan madax-Dhaqameedka Somaliland Ugu Caansan Iyo Culimo aw Diinadka somaliland oo u hor kacayo Sheekh Dirir Aya saaaka si Rami ah u Furmay

Goor Dhaw Nagala soco Warraki Ugu Danbeeyey Isha Ku Hay Shabakada Wargane

 

Comments

comments