Cajiib: Suxufi Terra Oo Hanjabada Hawda U Soo Mariyey Komishanka Doorashooyinka “Xadhig Ayaad Ka Hadlaysaan,,,”

42

Cajiib: Suxufi Terra Oo Hanjabada Hawda U Soo Mariyey Komishanka Doorashooyinka “Xadhig Ayaad Ka Hadlaysaan,,,”

Suxufiga Caanka ah Ee Cabdirisaaq Terra oo Hanjabad Hawda U Soo Mariyey Qolayaha Komishanka Oo Qaar Ka Mid ah Camera Manada Barnaamijka Baadi Goob La Rabtay Inay Xabsiga Dhigto, aya suxufiga Laha Barnaamijka Baadi Goob U Yidhi Sidan

Xubnaha Komishanka siiba gudoomiye Abdiqaadir Iimaan iyo Abdirahman-sagal waxay xadhig la raadinayaan Sawir-qaadihii iyo farsamo-yaqaankii Barnaamijka Baadi-goob.
Waxaan leeyahay xadhig baad sheegteene haddii xataa aan maqlo guryahooda ayaa booliisku tageen, waxaan ballan Illaahay ku qaaday in aan bulshada la wadaagi doono waraysiyadiina oo dhammaystiran iyo weliba waxkasta oo ”of the record” ahaa ee kamaradahaygu idinka duubeen.
Waan idiinka digayaa, bah ahaan weli damiirkayagu wuxuu ka xishoonayo iyo waxaan xeerinayno ayaa jira, gar haysa siinina.

Comments

comments