Deg Deg: Mujaahid Cali Gurey Oo Isbabar Dhigay Muuse Biixi Iyo Axmed Mira Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedanba Balse Muxu Ka Qoray

Deg Deg: Mujaahid Cali Gurey Oo Isbabar Dhigay Muuse Biixi Iyo Axmed Mira Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedanba Balse Muxu Ka Qoray

Waar hee dheha inta goor een Muuse Biixigan Madaxwaynaha noqday wax idhi hadii shaw Axmed Mire aan wax odhan lahaa boqolaal ayuu wadnuhu istaagi lahaa. Oo hal mar baan yar taabtayoo dunidiiba way ila gariirtaye ka warama. Hadda Muuse cid juuq ii odhan jirtay may jirin. Weliba kuwa imika weerka cad qaatay markaan Mujaahidka yar taabtay, ilaa hadda ayay iidaha u haystaan oy hadba soo qaataan clip yar maalin aan Muuse wax idhi markii aan UCID ahaa hadda. Waar inanku tol wanaagsanaa oo tolkii jecelaa. Hadda ogaada aniga wax aan la igu odhani ma jirto laakiin waxan kaga duwanahay anigu maba aqaan dadka wax i yidhaahda iyaguna maaha dad aniga i yaqaan markaa dad aydaan isba aqoonin hadalkoodu kuma dhibo. Laakii Axmed inu iga jecel yahay wanaaga garxajis anigu ma qabo oo Ilaahay igu ogyahay. Garxajisna wax aan wanaag ahayn igama mudna oo marka aan Sacad Muuse ka baxo waa reerka keliya een dir iyo daarood galo een cad ku leeyahay reer kaleba ma galo shan jed xaga aabaha iyo xaga hooyadaba

Comments

comments