Deg Deg: Madaxweynihii Hore Ee Somalia Md Shariif Sheekh Axmed Oo Farmaajo Ugu Baaqay Inu Somaliland U Qanciyo Hadi Kala U Aqoonsi Buuxa Siiyo

Deg Deg: Madaxweynihii Hore Ee Somalia Md Shariif Sheekh Xasan Oo Farmaajo Ugu Baaqay Inu Somaliland U Qanciyo Hadi Kala U Aqoonsi Buuxa Siiyo

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in ay dawladda Federaalku ay la fadhiisato Somaliland,

 

si ay uga qanciso tabashooyinkeeda Badan ee ay ka tirsanayso Xukuumadda.

Sheekh Shariif oo arrimahaas ka hadlaya ayaa yidhi “Walaalkaa waxbuu kaa taban karaa, khaladna wuu dhacay oo nina ma inkiri karo reer Koonfuroow maxaa idiinka talo ah

 

arrinkaas aniga waxa ay ila tahay in aan la garnaqsano ninkii shalay intuu xornimo qaatay kuu yimi ee calanka kuu keenay haddana ku yidhi dhibaato ayaan tabanayaa ninkaasi gar

ayuu taagan yahay marka Alle laga baqo la fadhiiso oo wax la xali, haddii aan u aragno sida aynu inagu u aragno lama heshiinayo, maxaa yeelay dadku caqli ayay leeyihiin” ayuu yidhi.

Comments

comments