Deg Deg: Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Adag Uga Hadlay Siyaasada Somaliland Ee Faraha Ka Sii Baxaysa Iyo Ta Somalia Balse Muxu Ka Yidhi

47

Deg Deg: Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Adag Uga Hadlay Siyaasada Somaliland Ee Faraha Ka Sii Baxaysa Iyo Ta Somalia Balse Muxu Ka Yidhi

Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Adag Uga Hadlay Labada Dal Ee Somaliland Iyo Somalia Iyo Colaadaha Ka Taagan

Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto.
Koorfur waa laga gobaysan yahay.
Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal ogow waa labadii dal ee kala go’ay. Sudaan waxay todobaadkii hore shir ugu qabatay Khartuum dhinacyadii Konfurta Sudan iyana waa qaybtii ka go’day Sudan. 
Somaliya iyaga xitaa waxaa laga la yahay in ay qiraan in aynu ahayn laba dal oo wax isku darsaday. Iminkana yaan caawimo lasiin ayey marayaan.Bakhaylnimo iyo xaasidnimo waxaa ugu xun marka qofku ka cadhoodo ama ku bakhaylo wax cidkale bixinayso.

Comments

comments