Gacan Libaax Go’aan Nin Rageed Gaadhay Ayaa Ka Soo Baxay

38

Gacan Libaax go’aan nin rageed gaadhay ayaa ka soo baxay, go’aankaasi waa in diiwaanka taariikhda lagu qora uun, si kal iyo laab ahna waan usoo dhawaynaya.

Go’aankaasi wuxuu i xasuusiyay, go’aankii ay beesha qiimaha badan ee gacan libaax ku shiraysa ku soo celiyeen, Axmed Siilaanyo, sannadkii 2002 dii marku Burco ugu tagay ee uu codka weydiistay, go’aankaasi waaga diiwanka lagu qoray, kana haddeer diiwanka uun ha lagu qoro, sidii go’aankii diiwanka 2002 da loogu qoray, ee dib loogu soo saaray 2017 kii, ayuunba kana diiwanka mar kale laga soo saari!

Xigasho: Mohammed Abdi Hassan Diridhaba

Comments

comments