Deg Deg: Ciidamada Somaliland Ee RRU Oo Qaar Ka Mid Ah Isku Dhacaan + Laba Kooxod Oo Ay u Qaybsameen

56

Deg Deg: Ciidamada Somaliland Ee RRU Oo Qaar Ka Mid Ah Isku Dhacaan + Laba Kooxod Oo Ay u Qaybsameen

Wararka aano ka Helayno Degaanada Fadhi-Gaab Iyo Ceel Midgaan aya La sheegaya Inay Ciidamo Ka socda RRU’da Iyo Dadki Degaanka Fadhigaab Isko Dhaceen

Wararka aano ka Helayno Degaanada Fadhi-Gaab Iyo Ceel Midgaan aya La sheegaya Inay Ciidamo Ka socda RRU’da Iyo Dadki Degaanka Ceel-Midgaan Isko Dhaceen Iyado Halkaas ay sababtay Dhaawac Labada Dhinac Soo kala Gaadhay.

Ciidamada RRU ee Degaanada Ceelafweyn aya Beryahan Dambe Dad Badan Ku Xidh Xidhay Degaanada Ceelafweyn Iyado Dadka Degaanadaasi Ku eedeeyen inay Beelo Gaar ah Xabsiga Ku Gurayso, waxaana Galabta Isko Dhacay Dadki Degaanadaasi Iyo Ciidamadi Halkaas Marayay.

Xaalada Degaanadaasi aya Kacsan Hadda Ciidamadi RRU Waxey Dib Ugu Laabten Magaalada Ceelafweyn.

Comments

comments