Deg Deg: Shirkii Beel-weynta Gar-xajis Oo La Isla Qatay Inaan Lagu Casuumin Beelaha Jeegaanta Ee Subeer Awal Iyo Habar-Jaclo Cajiib Xalkan Ka Akhriso Arrimo Xasaasi Ah

Deg Deg: Shirkii Beel-weynta Gar-xajis Oo La Isla Qatay Inaan Lagu Casuumin Beelaha Jeegaanta Ee Subeer Awal Iyo Habar-Jaclo Cajiib Xalkan Ka Akhriso Arrimo Xasaasi Ah

Waxa Shalay Iyo Doraad Muran Xoogan ka Dhashay Xidhitaanka Shirki Beelaha Garxajis ee Uga Socday Buurta Gacan Libaax, Shirkan oo socday Hadda Muddo

Waxa Shalay Iyo Doraad Muran Xoogan ka Dhashay Xidhitaanka Shirki Beelaha Garxajis ee Uga Socday Buurta Gacan Libaax, Shirkan oo socday Hadda Muddo 7 Casho aya La filayay Maanta ama Berri La soo Xidho Laakin Sida Masuuliyin Ku Sugani Goobtaasi Noogu soo Waramayaan, Muran Ka Dhashay Masuuliyiinta La Soo Casumayo Iyo Beelaha La Soo Casumayo aya Waxu sababay in la isko afgaran waayo Cida La soo Casumayo.

Masuuliyin Shirkaas Hagayay oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Iyo Madaxdhaqameed Aanan Magacooda Shaacin Doonin aya la sheegaya inay si adag Uga Horyimaaden in La Soo Casumo Madaxdhaqameedka Ka Soo Kala Jeeda Labada Beelood ee Habar Jeclo Iyo Sacad Muse, Murankan aya Sababay Inay Masuuliyin Iyo Madaxdhaqameed Si adag uga soo Horjeeda inay Iska Dareeran Shirkaasi.

Murankan aya Sababay ila inta La Xalinayo Khilaafadkan Yar ee soo kala Dhex Galay in Shirka Xidhitaankiisa Dib Loo Dhigo Muddo 2 ila 3 Maalmood.

Shirka Beelaha Garxajis Ku Qabsadeen Buurta Gacan Libaax aya Lagu Magacaabay Tolwanaajiye 2 Iyado Hore Shir Kan oo Kale Ah Beelaha Habar Yoonis Ku Qabsadeen Buurta Daallo ee Gobolka Sanaag.

Comments

comments