Deg Deg: Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidisay Raysal Wasarihii Hore Ee Somalia + Wakhti U Ku Sugan Yahay Gudaha Caasimada Hargeysa

32

Deg Deg: Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidisay Raysal Wasarihii Hore Ee Somalia + Wakhti U Ku Sugan Yahay Gudaha Caasimada Hargeysa

Xukumadda Somaliland Oo Cafis U Fidisay Raysal Wasare ku xigeenkii Somaliya Xukumadda Somaliland ayaa Waxay Soo Saartay warqad Qoraala oo ay Cafis ugu Fidinayso Raysal Wasare ku xigeenkii hore ahna Wasiirkii Diinta Somaliya ee Xukumaddii Raysal Wasare Cabdiwali Sh.Axmed Maxamed ee Madaxweyne Xasan Sheekh .

Masuulkan oo dhawaan Soo gaadhay Hargeysa ayaa lagu Magacaba Ridwaan Maxamed Xirsi

Comments

comments