War Deg Deg Ah: Madaxweyne Gaas Oo U Soo Xadhko Xidhay Tuko-Raq + Madaxweyne Biixi Oo u Soo Jeeda + Dagaal Culus Oo La Filayo Inu Ka Qarxo

46

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Gaas Oo U Soo Xadhko Xidhay Tuko-Raq + Madaxweyne Biixi Oo u Soo Jeeda + Dagaal Culus Oo La Filayo Inu Ka Qarxo

Iyada Oo Dagaalo culusi dhex Yalan Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland Oo U Shalay iska Xadiriyey Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Nuux Taani oo u sii xaadhay Madaxweyne Biixi jidaka

Aya waxa warar naga soo gaadhye dhanka iyo maamulka Puntland waxa ay sheegayan inu Madaxweyne Gaas u soo Xadhko Xidhay Dhinaca iyo Deeganka Tuko-Raq Iyada oo la filayo inu Madaxweyne Biixi Maalinta Barito ah Isku Kala Bixiyo Socdaal Dheer oo ku Tagi Doono Tuko-Raq

Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweyne Gaas aya waxa la Filaya in socdaalkoodo ay ka qarxi karan Dagaal culus oo sabab Dhimasho iyo dhaawacba maadamay ay Ciidamada maamulka puntland ay shalay u soo ruqaansadan jiide Hore Ee Somaliland

Wararka aya waxa ay sheegayn in wakhti xaadirkan xaalada Gobalka Sool ay tahay mid xamasadaysan oo la filayo inu dagaal culus isku bedelo

Comments

comments