Deg Deg: kooxo Hubeysan Oo Weerar Culus Ku Qaaday Saldhiga Dhexa Ee Laascaanood + Khasaarihii Ka Dhashay

33

Deg Deg: kooxo Hubeysan Oo Weerar Culus Ku Qaaday Saldhiga Dhexa Ee Laascaanood + Khasaarihii Ka Dhashay

Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyo Ku Yaala Magaalada Laascanood,Iyo Wararkii U Danbeeyey
Qaar kamid ah shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa soo sheegay in xalay rasaas xooggan laga maqlay ilaa saddex saldhig oo ay ciidamada Somaliland ku leeyihiin bartamaha magaalada,taasoo sii socotay tan iyo salaaddii subax ee saaka,balse faahfaahin dheeri ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay weerarka iyo cidda soo qaadday midna.

Dhinaca kale ma jiro ilaa iyo haatan wax war ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta Somaliland eegobolka Sool iyo saraakiisha ciidamada ee jooga degmada Laascaanood.

Comments

comments