War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Bixi Doona Gobalada Bariga Somaliland + Ujeedada Socdaalkiisa

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Bixi Doona Gobalada Bariga Somaliland + Ujeedada Socdaalkiisa

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhayah Shabakada Wargane aya waxa ay Tibaaxayan Inu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi U Socadaal Ku Tagi Doono Gobalada Bariga Somaliland

Wararka aya waxa ay sheegayn in Madaxweyne Biixi soo kur meeri Doono Xaaladaha aya ku sugan Yihiin Colada Ceel-afweyn Iyo Dagaalada Ka Socda Gobalka Sool Ee U DHEXEEYE Somaliland Iyo Maamulka Puntland

sida ay wararku nagu soo gaadhayan aya waxa ay sheegayn inu Madaxweyne Biiixi bixi Doono maalmahan Foode inagu soo haye isla isbuucan aynu ku jirno

Comments

comments