War Deg Deg Ah: Siyaasi Samaale Oo Hoggaminaya Laacibiinta Liiska Isku Shaan-dhaynta Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran + Xilka Loo Magcaabayo

War Deg Deg Ah: Siyaasi Samaale Oo Hoggaminaya Laacibiinta Liiska Isku Shaan-dhaynta Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran + Xilka Loo Magcaabayo

Warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso Shabakada Wargane News aya wax ay sheegayan inu Ex Wasiir samaale ka mid Noqon Doono Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Ee Dhawaan u ku sameyn Doono Isku Shandhayn Culus Golahiis Wasiirada

Siyaasi cabdi-Casiis Maxamed Samaale oo wakhti Xaadirkan Ku Sugan Dalka Kenya aya wax la sheegay inu Ugu Cad-Cad Yahay Xubnaha Golaha Wasiirada Ee La Magacaabi Doono Ee Miiska U Saaran Madaxweyne Biixi

Wararka aya waxa ay sheegayn inu Dib U Soo Celin Doono Madaxweyne Biixi wasaarada Qasrigga Madaxtooyada Somaliland Oo Loo Magacaabayo Siyaasi Samaale wasiirka Madaxtooyada Somaliland

Comments

comments