Madaxweyne Biixi Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Isku Shandhaynta Golaha Wasiirada + Xubno Laga Noqday Iyo Arinta Soo Korodhay + Akhri Faah Faahin

Madaxweyne Biixi Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Isku Shandhaynta Golaha Wasiirada + Xubno Laga Noqday Iyo Arinta Soo Korodhay + Akhri Faah Faahin

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Ayaa go’aan ka gaadhay isku shaandhayn mudooyinkii u danbeeyey la hadal hayey oo uu ku samaynayey xubnaha golihiisa wasiirada isaga oo soo xulanayey laacibiin hormuud u ahaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo iyo tii Daahir Rayaale.

 

Madaxweyne Biixi waxa uu go’aan saday inuu isku shaan dhayntaasi hakiyo maadaama oo warkeeda suuqa lagu lagu hayey waxaana la sheegaya inuu canaan kala dul dhacay masuuliyiinta Madaxtooyada iyo cida sirta isku shaandhaynta bixisay.

 

Isku Shaandhaynta waxa uu Madaxweyne Biixi ka soo horaysiinayaa safar uu ugu baxayo Gobolada Bariga Somaliland isaga oo booqanaya ciidanka qaranka ee ku sugan jiida hore.

Comments

comments